Adeegyada xirfadlayassha
GURYAHA, GANACSIGA & BAAHIYAHA MAALINLAHA AH
XirfadKoob waxay kuu diyaarisay xirfadlayaal la hubiyay oo diyaar u ah inay kaa caawiyaan korontada, biyo-gelinta, dhismaha, IT-ga, iyo naqshadaynta adoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga.
Xirfadlayaal
La Hubiyey
Adeeg
Degdeg Ah
Qiimo
Jaban
Shaqo
Tayo Leh
XIRFAD KOOB
XIRFADDAHU WAA XALKAAGA
22 Adeeg oo dhamaystiran oo loo diyaariyay gurigaaga, xafiiskaaga ama ganacsigaaga.
22-ka Adeeg Ee Ugu Muhiimsan
Dooro adeegga aad u baahan tahay si aad toos ugu xiriirto xirfadle ku habboon ama WhatsApp nagala soo xiriir.
Sida Aay U Shaqeyso XirfadKoob
4 Tallaabo oo fudud oo aad ku helayso adeeg tayo leh oo lagu kalsoonaan karo
DALBO ADEEG
Nala soo xiriir oo sheeg baahidaada iyo nooca shaqada aad rabto.
KU XIRFADLAA
Waxaan kuu dooranaa xirfadle ku habboon oo la hubiyay xirfaddiisa.
SHAQADA LA QABTO
Xirfadluhu wuxuu qabtaa shaqada si hufan iyo waqtigii loogu talagalay.
KU QANAC
Hel adeeg tayo leh oo ku qanac shaqada la qabtay.
Adeegyada xirfadlayassha
GURYAHA, GANACSIGA & BAAHIYAHA MAALINLAHA AH
XirfadKoob waxay kuu diyaarisay xirfadlayaal la hubiyay oo diyaar u ah inay kaa caawiyaan korontada, biyo-gelinta, dhismaha, IT-ga, iyo naqshadaynta.
Xirfadlayaal
La Hubiyey
Adeeg
Degdeg Ah
Qiimo
Jaban
Shaqo
Tayo Leh
XIRFAD KOOB
XIRFADDAHU WAA XALKAAGA
Ma u baahan tahay farsamoyaqaan guri ama ganacsi? Hel adeeg walba adoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga!
22+
Adeegyo
24/7
Diyaar
100%
Kalsooni
22-ka Adeeg Ee Ugu Muhiimsan
Dooro adeegga aad u baahan tahay si aad toos ugu xiriirto xirfadle ku habboon.
Sida Aay U Shaqeyso XirfadKoob
4 Tallaabo oo fudud oo aad ku helayso adeeg tayo leh
DALBO ADEEG
Nala soo xiriir oo sheeg baahidaada iyo nooca shaqada aad rabto.
KU XIRFADLAA
Waxaan kuu dooranaa xirfadle ku habboon oo la hubiyay xirfaddiisa.
SHAQADA LA QABTO
Xirfadluhu wuxuu qabtaa shaqada si hufan iyo waqtigii loogu talagalay.
KU QANAC
Hel adeeg tayo leh oo ku qanac shaqada la qabtay.
Kibidhka Shaqada (Drag & Drop Board)
Jiid kaarka shaqada ama xirfadlaha oo ku dhag meesha aad rabto si aad u maamusho ballamahaaga.
Adeegyada Bannaanka (Available)
3Dayactirka Korontada Guriga
Muqdisho - Hodan
Naqshad Logo & Poster Ganacsi
Hargeisa
Rakibid Tuubooyinka Musqusha
Garowe
Shaqada Socota (In Progress)
0La Dhameeyay (Completed)
0Madasha Koowaad Ee Isku Xirta Xirfadlayaasha Iyo Macaamiisha Soomaaliyeed
XirfadKoob waxaa loo dhisay in lagu yareeyo shaqo la'aanta iyadoo la siinayo dhalinyarada fursad ay ku soo bandhigaan xirfadahooda. Dhanka kale, macaamiishu waxay si degdeg ah uga helayaan xirfadlayaal la hubiyey oo jooga magaaladooda.
- Xirfadlayaal la xaqiijiyay aqoontooda iyo shakhsiyaddooda
- Nidaam hufan oo lagu heshiiyo qiimo jaban
- Taageero joogto ah oo ku saabsan dhammaan adeegyada
XIRFADDAHU WAA XALKAAGA
Ha raadin meel dheer! XirfadKoob waxay kuugu hawisay inaad hal meel ka hesho Koronto-yaqaan, Rinjiile, Biyo-geliye, IT Specialist, iyo kuwo kale oo badan.
Wada Xiriirka Degdegga Ah:
+252 67 214 4599
Ma Qabtaa Wax Sw'aal Ah Ama Dalab Gaar Ah?
Kooxda XirfadKoob waxay diyaar u yihiin inay kaa caawiyaan saacad kasta. Nagala soo xiriir foomka ama nambarrada hoose.
Telefoonka
+252 67 214 4599
+252 67 243 1066
Email-ka Rasmiga Ah
azadx735@gmail.com
Baraha Bulshada
@XirfadKoob
Soo Dir Fariin
Warbixin
Fariintu halkan ayay ku soo bixi doontaa.